Heemaal News Network

Mareykanka, Canada iyo Mexico Oo Maata Qorrax Madoobaad Ka Dhacay.(Sawiro).

Qorrax madoobaad buuxa oo Hore Loo Saadaalinaayay ayaa Maanta laga arkay meelo badan oo dunida Galbeedka ah sida Mareykanka, Canada iyo Mexico, qorax madoobaadkan ayaa sababay marka ay isku beegmaan qorraxda iyo dayaxu, waqtiga uu soconayo isku beegankaasina waa waqti ay innaga mar horeba innaga dhacday

Qorraxdu waxaana ay kala hadhi doonaan saacadaha dambe ee fiidkeenna oo weli ay meelaha qaar ku jiraan Qorrax madoobaad.

Muslimiinta Dunida oo caawa baadi goobaya inay Fiiriyaan inay Bilatay Bishii shuwaal ayaa ku Hawlan inay Arkaan Bishii shuwaal Sidaa Daraadeed Maadama oo Qorax madoobaad jiro suuragal ma aha in Bishii La arko.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Maraykanka Oo Ruushka Ku Eedeeyey In uu Sameeyey Hub Lagula Dagaalamo Dayaxgacmeedyadda

Heemaal

Sheekh Dalmar Oo Tafsiiray Aduunyada Cusub Ee La Helay.

Heemaal

Daawo Sida Ay Cirbixiyeennada Muslimiinta Ahi Ugu Tukadaan Hawada Sarre.

Heemaal