Home
Page 707
Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani Oo Hargeysa Shir Ku Yeeshay Iyo Ujeeadda.(Sawiro)
Magaalada Hargeysa waxaa galabta kulan dheer uu dhexmaray Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE, kulankaasi oo ka qabsoomay hotel Ambasaddor. Kulanka ayaa ahaa dardargelinta arrimaha doorashooyinka isku
Israa’iil Oo ku Dhawaaqday Inay Goosaneyso Qayb ka mid ah Danta Galbeed Ee la Haysto
Israa’iil ayaa ku dhawaaqday inay goosanayso dhul ka mid ah Daanta Galbeed ee la haysto, kaasoo ay ku sheegtay in uu yahay dhul dawladeed –
Ciyaaryahan Caan ah Ee Robinho Oo Lagu Riday Xukun Adag Oo Xabsi ah iyo Dambiga Lagu Helay
Ciyaaryahankii hore ee xulka kubadda cagta dalka Brazil una soo ciyaaray kooxo waa weyn Robinho, ayaa lagu riday xukun adag oo xabsi ah, kaddib markii
Odey Dhaqameedkii Hargeysa Booqday Oo Gurigiisa la Wareeray Naftiisuna Halis Gashay.
Goban Hoola oo ah oday dhaqameed ka tirsan qoomiyadda Oromada ee dalka Itoobiya kana soo jeeda deegaanka Tulama ayaa waxa uu la hadlay BBC da,
Somaliya : In ka badan 50 Qof Oo u Geeriyootay Cudurka Daacuunka.
Waxaa aad walaac looga muujinaya faafista cudurka Daacuunka oo bilahii lasoo dhaafay ay u geeriyoodeen dad gaaraya 54 ruux oo ugu dhintay xanuunkaas meelo kala
Puntland Oo Markale si kulul uga Hadashay Arrimaha wax ka Badalka Dastuurka
Wasiirka Wasaaradda Cadaalada arrimaha Diinta iyo Dastuurka maamulka Puntland Maxamed Cabdiwahab ayaa si kulul uga hadlay qorshaha wax ka badalka Dastuurka oo ay ku howlan