Abiy Axmed Oo Muwaadiniinta Dalkiisa Ugu Baaqay Inay Bartaan Luqadda Carabiga
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ugu baaqay muwaadiniinta dalkiisa inay bartaan luqadda Carabiga, taas oo uu sheegay inuu dalban doono in lagu dhigo dugsiyada