Home
Page 712
Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Somaliya Oo Magacaabay la Taliye Cusub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay la taliye cusub oo ka mid noqonaya la taliyeyaasha xafiiskiisa. Mukhtaar Maxamed Xasan ayaa
Milateri Oo Xoog ku soo Furtay Haween iyo Caruur Afdduub loo heystay (Sawirro)
Ciidamada dalka Nigeria ayaa soo badbaadiyay 16 qof oo ay dabley hubeysan ka afduubteen deegaan lagu magacaabo Kajuru ee gobolka Kaduna. Waxa ay sidoo kale
M/Deni Oo Magacaabay Hantidhowrka Guud iyo Agaasimaha Bankiga Dhexe
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 19-ka March 2024, ayaa magacaabay guddoomiyaha xafiiska Hantidhowrka Guud ee Dowladda
Wafdigii Israel Oo ka baxay Wadahadalkii xabad joojinta Ee ka Socday Doxa
Wafdiga Israel ayaa ka baxay magalada Doha iyadoo aan wax horumar ah laga sameyn samayn wadahadalkii xabad joojinta Gaza, laakiin dhexdhexaadiyayaashu waxay weli rajo ayey
Midowga Yurub iyo Masar Oo kala Saxiixday 8 Bilyan si loo Xakameeyo Socdaalka
Midowga Yurub iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiis ku kacaya €7.4bn ($8bn; £6.3bn) oo looga gol leeyahay in sare loogu qaado iskaashiga ganacsiga iyo amniga,
Qarax dhimasho Iyo Dhaawac Geystay Oo ka Dhacay Dalka Turkiga (Sawirro)
Labo qof ayaa ku geeriyootay, 6 kalena wey ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay magaalladda Kocaeli ee Gobolka Marmara ee W/Galbeed dalka Turkiga. Warbaahinta dalkaasi ayaa