Home
Page 750
Mareykanka Oo War Adag kasoo Saaray Xad-gudubyo Waa-weyn Oo ay Geesaneyso Itoobiya
Dowladda Mareykanka ayaa qeylo dhaan ka muujisay sii socoshada xadgudubyada ka dhanka ah xuquuquda aadanaha ee ka socda Itoobiya, kuwaas oo laga yaabo in ay
Xamse Barre Oo Goor-dhawayd Magacaabay Saddex Xil Oo Cusub (Akhriso Magacyada)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta u magacaabay Kamaaludiin Daahir Xasan Guutaale inuu noqdo Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul
Ra’isul Wasaare Xamse Oo Furay Shirka Madasha Isku-duwidda Horumarinta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay Shirka Madasha Isku-duwidda Horumarinta, kaas oo lagu soo bandhigayey guulaha ay Xukuumaddu xaqiijisay,
Booliiska Oo Gacanta ku Dhigay Eedeysane Cali Khaliif Oo Maanta Dil Geystay
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay nin lagu eedeeyay in saakay qof shacab ah ku dilay deegaanka Daarusalaam ee