M/Biixi Oo Daah-furay Shirweynaha Dhaqaalaha Islaamiga ah Ee Afrika (Sawirro)
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay shirweynaha 11-aad ee hab-xisaabeedka Islaamiga ah ee Afrika (African Islamic Finance Summit) oo sannadkan 2024-ka ay marti-gelisay