Home
Page 752
Somaliya Oo si Adag Uga Hadashay Weerar Dad Badan Lagu Dilay Oo ka Dhacay Mascow
Warsaxafadeed kasoo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerar dad badan lagu dilay oo Xalay ka dhacay magaalada Moscow ee Caasimadda dalka Ruushka. Weerarka ka
Daacish Oo Baahisay Muuqaalka Afar Qof Oo Fulisay Weerarkii Moscow (Sawirro)
Kooxda Daacish ayaa soo bandhigtay sawir ay ku sheegtay inay ahaayeen afartii nin ee ka dambeeyay weerar toogasho ah oo ay ku dileen ugu yaraan
Cudur halis ah Oo Somalia ku Dilay 54 qof & Digniin Culus oo laga soo saaray
Sida ay sheegtay hay’adda Save the Children ee ka shaqeysa daryeelka caruurta ee fadhigeedu yahay magaalada London, 54 qof ayaa xanuunka dacuunka ugu dhintay Soomaaliya
Ruushka Oo ka Hadlay Diidmada Qayaxan Ee Uu Adeegsaday kuna Eedeeyay Maraykanka Munaafaqnimo
Safiirka Ruushka u fadhiya golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey Vasily Nebenzya ayaa ka hor codeynta si cad u sheegay diidmada Moscow ee qaraarka qabyada ah
Xiriir Dhax-mara Sacuudiga iyo Israel Oo Meel Xasaasi ah Maraya iyo Blinken Oo ka Hadlay.
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa Khamiistii sheegay in waddada ku wajahan xiriir dhex-mara Israel iyo Sacuudi Carabiya, oo uu dib u dhigay dagaalka