Aadan Madoobe Oo Arrimo Muhiim ah kala Hadlay Wakiillo ka tirsan Beesha Caalamka.(Sawirro)
Guddoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wakiilada beesha caalamka ee ka howlgala Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo