Home
Page 799
Madaxweyne Moncef Marzouki Xukun Xabsi ah Lagu Riday iyo Dambiga Lagu Helay
Dalka Tunisia ayaa maxkamad waxa ay xabsi siddeed sana ah ku ridday madaxweynihii hore ee dalkaasi ee masaafuriska ku maqan Moncef Marzouki ka dib markii
Madaxweynaha Erateriya Oo Lagu soo Dhaweyay Madaxtooyada Masar.(Sawiro)
Madaxweynaha Erateriya Isaias Afwerki iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyay Madaxtooyada Al-Itixaadiya ee magaalada Qaahira. Isaias Afwerki ayaa halkaasi kullan
Imaam Masaajid Oo Tilmaan Xun ka Bixiyay Calanka Faransiiska Oo Dalkaasi Laga Eryay
Nin Imaam masjid ahaa oo heestay dhalashada dalka Faransiiska ayaa laga eryay dalkaasi, kaddib markii calanka astaanta u ah dalka Faransiiska uu ku tilmaamay mid
Ciidamo Somali ah Oo Kenya Uga Qeyb galaya Dhoolo-tus Milatari (Sawirro)
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka ambo-baxay ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya ee Danab, kuwaa oo dalka Kenya uga qeyb galaya dhoolo-tus