Dalka Tunisia ayaa maxkamad waxa ay xabsi siddeed sana ah ku ridday madaxweynihii hore ee dalkaasi ee masaafuriska ku maqan Moncef Marzouki ka dib markii
Nin Imaam masjid ahaa oo heestay dhalashada dalka Faransiiska ayaa laga eryay dalkaasi, kaddib markii calanka astaanta u ah dalka Faransiiska uu ku tilmaamay mid
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka ambo-baxay ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya ee Danab, kuwaa oo dalka Kenya uga qeyb galaya dhoolo-tus
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalkiisu uu is difaaci doono haddii Itoobiya ay ku dhaqaaqdo heshiiska ay ku doonayso in ay saldhig