Xasan Sheekh Oo La Kulamay Hormuudka Jaamacada Al Azhar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al-Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la kulmay Sheekh Axmed Maxamed El-Tayeb oo ah Imaamka