Home
Page 866
Farmaajo Iyo Madoobe Oo Ka Cudur Daartay Ka Qayb Galka Caleemasaarka Danni
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland, halkaasoo ay ka socoto qaban qaabada soo dhaweyntiisa. Sida
Booliiska Muqdisho Oo Qabtay Burcad iyaga dhac Geesanaya CCTV kaamira Duubtay (Sawirro)
Ciidanka booliiska ee ka howlgala gobolka Banaadir ayaa ku guuleestay in ay gacanta ku dhigaan burcad hubeysan oo lagu eedeeyay in dad shacab ah dhac
Antonio Guterres: Sidee U Aqbalnaa In Afrika Ka Wayday Xubin Joogto Ah Golaha Amaanka
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku dhaliilay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay in aan xubin joogto ah ka helin Afrika. “Hay’aduhu waa
US Oo Xaqiijiyey In Israel Ku Dishay Qof Maraykan Ah Daanta Galbeed
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa xaqiijisay dhimashada qof rayid ah oo Maraykan ah oo ku dhintay Daanta Galbeed ee la haysto, waxaanay sheegtay inay
Saaxiibkii Ayuu Dilay Markii Uu Ka Soo Noqday Dagaalka Gaza
Askari Israa’iili ah oo dhawaan ka soo laabtay Qaza, ayaa la sheegay in uu saaxiibkii ku dilay Tel Aviv, sida ay sheegtay warbaahinta Israa’iil. Channel-ka
Faransiiska “Falasdiin Xaq Bay U Leeyihii Dal madax Banaan Oo Ay Helaan”
Wasiirka arrimaha dibadda ee Faransiiska, Stephane Sejourne, ayaa xaqiijiyay xaqa ay Falastiiniyiintu u leeyihiin inay helaan dal madax bannaan. “Falastiiniyiintu waxay xaq u leeyihiin madax-banaani