Saynisyahannada Mareykanka ayaa aaminsan inay ogaadeen sababta ay tinteenny cirro u yeelato marka aan gabowno, iyagoo taas u aaneeyay unugyada midabbada sameeya oo sii daciifa....
Calooleyda ayaa inta badan la jar jaraa, waxay dadka inta badan isticmaalaan midda ariga iyo idaha. Bulshooyinka qaar ee adduunka ayaa muddo dheer u adeegsanayay...
Dad badan ayaa xilliga jiilaalka ka cabanaya lafo xanuun, waxaana laga yaabaa inay ka dhalatay Vitamin D-ga oo ku yaraada jirka, kaasoo kaalin muhiim ah...
Saliid Seytuunka waxay ka mid tahay cunnooyinka qadiimka ee dunida laga isticmaalo. Marki la arkay faa’idooyinka caafimaad ee faraha badan oo ay Saliiddan leedahayna waxaa...