Garsoore Julia Sebutinde waxay ku dhalatay magaalada Kampala ee dalka Ugandha sanadkii 1954-tii, waa 69 sano jir aqoon u leh sharciga. Jaamacado ku yaal Ugandha...
Maxkamada Cadaalada Caalamiga ah ayaa ku amartay Israa’iil inay qaado dhamaan talaabooyinka lagu joojinayo falalka xasuuqaa ee Qasa ka dib kiiskii ay maxkamadda u gudbisay...
Maraykanka iyo Israa’iil ayaa soo gabagabeeyay heshiis hub oo ballaaran oo ay ku jiraan sahayda diyaaradaha F-35 iyo F-15 ee Tel Aviv, sida uu sheegay...
Ugu yaraan 20 qof ayaa la dilay xilli ay gargaar ku sugayeen meel u dhow magaalada Gaza Khamiistii maanta sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee...
Wasiirka Dhaxalka ee midigta-fog ee Israel Amichai Eliyahu ayaa dib u cusbooneysiiyay baaqiisa ahaa in Gaza lagu duqeeyo “bam nukliyeer ah.” “Xitaa Hague way garanayaan...
Diblomaasiga ugu sarreeya Ruushka ayaa sheegay in tallaabada ugu horreysa ee loo qaadayo madaxbannaanida Falastiin ay tahay in Falastiiniyiinta kala qaybsan ay dib u dhisaan...
Ciidamada Israa’iil ayaa weerar dhanka cirka ah ku qaaday xerada qaxootiga ee Nuseirat ee bartamaha Qaza, halkaasoo ay ku dileen afar caruur ah. Meydadka carruurta...