M/Biixi Oo Golaha Wakiilada ku Eedeyay in ay Maroorsadeen Awooddii Xukuumadda
Wali waxa golaha wakiilada ee Jamhuuriyadda Somaliland horyaala miisaaniyadda oo ay ahayd in ay shaqayso bishii koowaad ee sannadkanba. Golahan oo isagu ansixiyay miisaaniyaddan bishan...