Dowladda Soomaaliya ayaa markale caddeysay inay diiddantahay heshiiskii Abiy Axmed iyo Muuse Biixi ee Adis-Ababa. Qoraal dowladda Soomaaliya ay soo saartay ayaa u qornaa:- Jamhuuriyadda...
Duqeymo ay Israa’iil la beegsatay Magaalada Rafah ee Koonfurta Gaza ayaa sababay dhimasho iyo dhaawaca shacab badan, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Falastiin ee...
Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa wada howlgalo ay ku baadigoobayaan hooyo iyo labo wiil ay dhashay , kuwaa oo ku eedeysan in habeen hore gurigooda oo...