Heemaal News Network

Walaxaha Qarxa Oo Laga Helay Bannaanka Safaaradda Israel Ee Stockholm Ee Sweden

Wararka waxay sheegayaan in dhacdadan ay keentay jawaab degdeg ah iyadoo la xiray dhulka ku dhow safaaradda si loo hubiyo badqabka dadweynaha.

Booliska waxay BBC-da u sheegeen in aysan bixineyn faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan sheygaas laga helay safaaradda agteeda. Waxay kaloo sheegeen in cidna aysan wax ku noqon.

Safiirka Israel ee Sweden wuxu sheegay in ay aheyd weerar lagu qaaday saafaradda iyo shaqaalaheeda.

“Nalama argagaxgelin karo” ayuu bartiisa X ku soo qaray Ziv Nevo Kulman oo u mahadceliyay dowladda Sweden iyo tallaabada degdeg ah ay qaaday.

Markii dambe kooxaha ku takhasusay walxaha qarax ayaa burburiyay sheeygii la soo dhigay dibadda safaaradda.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Ciidamada Jabhadda Amxaarada Oo Kaabiga Ku Haya Addis ababa

Heemaal

Israel Oo Duqeyn ku Bilowday Rafah Caruur Iyo Haween Badan-na Lagu Xasuuqay.(Sawirro)

Heemaaln

Ukrain Oo Sheegtay In Ay Soo Riday Dayaarad Milatari Oo Ruushku Leeyahay

Heemaal