Heemaal News Network

Xuutiyiinta Oo Markab Ingiriisku Leeyahay ku Weeraray Badda Cas

Ururka ganacsiga badaha ee UK ayaa sheegay in uu dab ka kacay markabka. Waxaa la sheegay in markabkaasi laga leeyahay dalka Britain balse arrintan ayaa waxaa shaki gelisay laanta xaqiijinta ee BBC-da.

Ciidamada isbahaysiga ee uu Maraykanku hogaaminayo ayaa ka jawaabaya dhacdadan.

Dhaqdhaqaaqa Xuuthiyiinta Yemen ayaa dhowr bilood ka waday weeraro ay ku qaadayaan maraakiibta mareysa badda cas, si ay u taageeraan – ayey sheegeen – Falastiiniyiinta ku sugan Qaza.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Maraykanka Oo Wafti U Diraya Adisababa Kalana Hadlaya Xaalada Gobolka

Heemaal

AFRICOM Oo Ka Hadshaday Duqaynta La Sheegay In Ay Ku Dileen Dhakhaatiirta Kuuba

Heemaal

Nin Qof ku soo Dilay Mareykanka Oo ka Baxsaday Xabsiga Kenya

Heemaaln