Wasiiro Iyo Saraakiil Ciidan Oo Xabsiga loo Dhigay Ianay Qorsheynayen Dilka Madaxweynahooda
Mas’uuliyiinta Venezuela ayaa xiray 32 qof oo isugu jira wasiiro rayid iyo askar ka dib baaritaan muddo bilooyin ah socday oo ku saabsanaa inay qeyb...
Ruushka Oo Markabkii Labaad Ee Gargaar sida soo Gaarsiiyey Somalia.(Sawirro)
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta munaasabad kooban oo ka dhacday Dakedda Muqdisho waxa uu dowladda Ruushka...
Itoobiya Oo Shir Caalamiya ka Difaacay Heshiiska ay la Galeen Somaliland
Kuxigeenka Safiirka Itoobiya u qaabilsan Qarammada midoobay, Samuel Isa, oo ka qaybgalay shir ay Magaalada Kampala ku yeesheen dalalka G77 iyo Shiinaha, ayaa ka hadlay...
Itoobiya Oo War Cusub Oo ka Dabacsan kuwii Hore kasoo Saartay Xiisadda Badda Ee Somaliya.
La taliyaha amniga qaranka Itoobiya, Redwan Xuseen, ayaa sheegay in Addis Ababa ay diyaar u tahay inay dhegeysato saaxiibbadeeda, si ay u dejiso xiisadda kala...