Akhriso Nuqulka Habraaca wax ka Bedelka Dastuurka Ee Maanta la Ansixiyay
Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay nuqulka habraaca wax ka bedelka Dastuurka, waxa uuna ansixinta habraacan uu khilaaf ka dhax abuuray...