Cristiano Ronaldo Oo Dhaawac Soo Gaadhay Dartii Dib Loogu Dhigay Cayaar
Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa si qiiro leh uga hadlay dhaawaca soo gaadhay ee sababta u noqday in dib loo dhigo safar ay...
Ciidanka Xooga Dalka Oo Jabiyey Khawaariij Isku Soo Maqiiqday Saldhiga Caad
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qaraxyo ku bilaabmay oo khawaariijtu saaka ku beegsadeen saldhig milatari oo ku yaala magaalada Caad,...
Baarlamaank Turkiga Oo Swedan U Ogolaaday In Ay Ku Biirto NATO
Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka ku saabsan ka mid noqoshada Sweden ee NATO. Codbixintii baarlamaanka ee Talaadadii, soo jeedinta ayaa lagu meel mariyay sharci...
Carabta Si Ayna Abid Uga Hadal Golaha Amaanka Xalay Wacdaro Uga Dhigay
Wadamada xubnaha ka ah golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sii wada baaqa xabad joojinta Gaza ee go’doonsan, kulan looga hadlayay xaalada bariga dhexe oo...
Turkiga Oo Ku Canaantay Caalamka Daawshada Xasuuqa Ka Socda Gaza
Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa beesha caalamka ku canaantay in aysan joojin dagaalka ka dhanka ah Gaza ee go’doonsan, waxa uuna walaac ka...
Iraan: Xasuuqa Shacabka Carbeed Waxaa Ka Danbeeya Maraykanka
Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran, Hossein Amir-Abdollahian, ayaa sheegay in Israa’iil “aysan ilaalin wax khad cas ah oo ku aaddan xasuuqa” ka dhanka ah Falastiin....
Daawo Sida Ay Cirbixiyeennada Muslimiinta Ahi Ugu Tukadaan Hawada Sarre.
Cirbixiyeennada ku sugan hawada sarre waxay hawadu la wareegtaa 90 daqiiqo oo kasta. Taas micneheedu wuxuu yahay in 16 jeer ay qoraxda u dhacdo una...
Fiitamiinada Iyo Macdanta Jidhku Ka Helo Cunista Tufaaxa.
Tufaaxa waxaa ku jira fitamiinno iyo maaddada fiber-ka ee caloosha u fiican, wuxuuna ka mid yahay miraha u wanaagsan caafimaadka, sida ay sharraxeyso Nicola Shubrook...