Sergey Lavrov: Dagaalka Ukrain Waa Ganacsi Lagu Dhaco Canshuur Bixiyaayssha reer Galbeedka
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka ayay isku dhaceen Maraykanka iyo taageerayaasha Ukraine kulan ka dhacay Qaramada Midoobay oo Moscow ay meesha ka saartay qorshayaal nabadeed...