Kenya Oo Shaacisay in Dagaal aanu kala Dhaxeyn Dalalka Deriskeeda
Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya Musalia Mudavadi ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu sii xumaanayo xiriirka u dhaxeeya dalkiisa iyo dalalka deriska la ah, inkastoo...
Cudur Halis ah Oo ka Dilaacay Gaza iyo Qaramada Midoobay Oo Digniin ka Bixisay
Caabuqa Cagaarshowga noociisa halista ah ee A ayaa ku batay magaalada Gaza sababtoo ah ciriiri, biyo nadiif ah oo aan jirin iyo nadaafad xumo sida...
Somaliland Oo War Adag kasoo Saartay Heshiiska Xasan Sheekh la Galay Masar
Xukuumadda Somaliland ayaa Sheegtay in ay si Adag uga soo horjeedo faro-gelin kasta oo dibadeed oo ku wajahan Iskaashiga ay la saxeexatay Itoobiya. Sidaasna waxa...
Farmaajo Oo Walaac ka Muujiyay Isbadalka ay Dawladu ku Sameyneyso Dastuurka Dalka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa walaac Ka muujiyay isbedelka ay dowlada federalka Soomaaliya la dooneyso dastuurka dalka. Hoos Ka akhrisa warka qoraalka...
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Doha si weyna Loogu soo Dhaweeyay.(Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa kulan ku...
Dawlada Oo Sheegtay In Heshiiska ay Somaaliya la Gashay Masar loo Badali Doono Ficil
Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Balcad ayaa ka warbixiyay booqashooyinka, kulamada iyo daddaalada diblomaasiyadeed ee madaxda Qaranku waddo tan iyo 1-dii bishaan...