War-murtiyeedkii Shirka Midowga Afrika Oo Looga Hadlay Xiisad Somaliya iyo Itoobiya
Shir madaxeedka midowga Afrika ayaa lagu soo gabagabeyey magaalada Addis Ababa, waxaana gunaanadkiisii ka soo baxay warmurtiyeed arrimihii looga hadlay, oo uu ka mid ahaa...
Koox Hubaysan Oo Kufsi Wadareed Garowe Ugu Geystay Gabar 13 jir ah Oo ka Mid ah Barakacayaasha
Kooxo hubeysan oo ku labis dareeska ciidanka amniga ayaa Gabar yar oo da’deeda lagu qiyaasay 13 jir saaka aroortii hore ugu kufsaday xero barakacayaal oo...
Dhaqaatiir ajaanib ah Oo ay Afduub-naa Alshabaab Oo Geeriyooday
Labo dhakhtar oo dalka Cuba u dhashay oo gacanta ugu jiray kooxda Al-Shabaab, ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay, sida ay kooxda Alshabaab...
Ganacsato Waa-weyn Oo Maalgashi ku Samesanaysa Dalka Oo soo Gaaray Muqdishjo
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ganacsato iyo Maalgashadeyaal waweyn oo u dhashay wadanka Kuweyt kuwaas...