Taliska milatariga Maraykanka ee Africa ee loo yaqaan AFRICOM ayaa xaqiijiyey inay duqayn ka gaysteen meel u dhow Jilib 15-kii bishan, taas oo la sheegay...
Ciidamada Cirka ee Ukraine ayaa soo sheegay inay ku soo rideen labba diyaaradoodaha dagaalka oo uu Ruushku leeyahay badda Azov, dayaaradahan oo uu noocoogu kala...
Xogahayaha Amniga Ee Maamulka SSC-Khaatumo Mahamoud Yusuf ayaa isku Casilay xilkii uu ka hayay mamaulka. Xogahayaha ayaa is casilaadiisa u sababeeyey In uu shaqadiisa ka...
Iyadoo manta khudbad ka jeedinaysay shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Catriona Laing ayaa ka hadashay Horumarka...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digniintii ugu dambeysay u dirtay hoggaanka Somaliland oo lagu Eedeyey in ay ka dambeeyaan carqaladeenta diyaaradaha isticmaalaya hawada Soomaaliya....