“Waxaan si adag u cambaareynayaa weerarka aan ka fiirsiga lahayn ee taliska Iran uu ku qaaday Israa’iil. Isbaheysigayaga, waxaan si deg deg ah uga shaqeyneynaa...
Iiraan ayaa bilowday in ay huwiso Israa’iil gantaallada balastigga ah. Sidoo kale Mareykanka ayaa sheegay in 400 ilaa 500 oo diyaaradaha aan duuliye lahayn iyo...
Wax yar ka hor 10-kii fiidnimo, Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa dadka kala hadlay taleefishinka, isagoo ka codsaday inay si wadajir ah uga hortagaan khatarta....
Israa’iil ayaa wajahaysa xaalad welwel ah, ka dib markii ay Iiraan u biyeysatay ka jawaabtista weerarkii saraakiisha looga diley todobaadyo ka hor ee gudaha Suuriya....
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faray shacabka degan xerada dab damiska iney ka guuraan maadaama ay dhamaatay mudadii loo qabtay Qoraal ka soo baxay Booliska...
Dowladda Kenya ayaa maxkamad soo taagtay nin lagu sheegay inuu yahay hoggaamiyihii ugu muhiimsanaa kooxda Daacish ee bariga Afrika. Maxkamad ku taalla magaalada Nairobi ee...
Saraakiisha Yurub ayaa ka digay xiisada u dhaxeysa Israel iyo Iran iyadoo ay sii kordhayaan khalalaasaha gobolka. David Cameron, Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Ingiriiska,...