Booqasho uu Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq uu ku tagay madaxa Ciidamada Gaarka ah ee Iran ee Qudus, ayaa la sheegay inay hakad gelisay weeraradii...
Shir madaxeedka midowga Afrika ayaa lagu soo gabagabeyey magaalada Addis Ababa, waxaana gunaanadkiisii ka soo baxay warmurtiyeed arrimihii looga hadlay, oo uu ka mid ahaa...