Somaliland ayaa beenisay in ay wax khalkhal gelin ah ku sameysay Hawada Soomaalida, iyadoo war been ah ku tilmaantay wararka kasoo baxay dhinaca dawladda Soomaaliya....
Tirada dadka rayidka ah ee ku dhintay duqeymo ay Israa’iil ka geysatay Lubnaan ayaa gaartay 10 qof sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Lubnaan, taasoo ka...