Itoobiya ayaa u dirtay Qaramada Midoobay bayaankan, si loo baajiyo dood uu Golaha Ammaanka ka yeesho is-afgaradkii ay Addis Ababa la gashay Hargeysa. Itoobiya, waxa...
Ciidamada Difaaca Itoobiya ayaa bayaan ay soo saareen waxay ku cambaareeyay hanjabaadda Masar ee ku aaddan faragelinta milateri ee Soomaaliya iyo Badda Cas ee ku...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Falastiiniyiinta ee UNRWA,ayaa lagu eedeeyay in qaar ka mid ah shaqaalaheeda gaar ah ay ku lug lahaayeen weerarradii kooxda Xamaas...
Koofur Afrika Isagoo hadlayay kadib go’aankii maxkamadda ee codsiga uu dalkiisa keenay, Ramaphosa waxa uu sheegay in Koonfur Afrika ay rajaynayso Israa’iil, “oo dimoqraadiyad isku...
Garsoore Julia Sebutinde waxay ku dhalatay magaalada Kampala ee dalka Ugandha sanadkii 1954-tii, waa 69 sano jir aqoon u leh sharciga. Jaamacado ku yaal Ugandha...
Maxkamada Cadaalada Caalamiga ah ayaa ku amartay Israa’iil inay qaado dhamaan talaabooyinka lagu joojinayo falalka xasuuqaa ee Qasa ka dib kiiskii ay maxkamadda u gudbisay...