Xamse Oo Casho ku Maamuusay Saraakiisha la Socota Markabka Dagaalka Turkiga.(Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan casho sharaf ah ku maamuusay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada Turkiga ee saarnaa markab dagaal