Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku dhaliilay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay in aan xubin joogto ah ka helin Afrika. “Hay’aduhu waa
Askari Israa’iili ah oo dhawaan ka soo laabtay Qaza, ayaa la sheegay in uu saaxiibkii ku dilay Tel Aviv, sida ay sheegtay warbaahinta Israa’iil. Channel-ka
Wasiirka arrimaha dibadda ee Faransiiska, Stephane Sejourne, ayaa xaqiijiyay xaqa ay Falastiiniyiintu u leeyihiin inay helaan dal madax bannaan. “Falastiiniyiintu waxay xaq u leeyihiin madax-banaani
Waxaa isa soo taray sheekooyinka ku saabsan dagaalka Qasa ee dhinacyada siyaasadda, diblomaasiyadda iyo bani’aadamnimada,ayada oo wargeysyada maalinlaha ah ee Israa’iil iyo kuwa caalamiga ah
Tani iyo marki aadanuhu billaabay inuu hawada sare tago waxaa sii kordhayey tirada dadka hawada sare toddobaadyo iyo bilooyin ku soo maqnaada. Dadkaasi inta ay