Tag : Soomaaliya
Shidaalkii Ugu Horeeyey Oo Sanadkan Laga Soo Saarayo Soomaaliya
Soomaaliya ayaa la filayaa in ay dabayaaqada sannadkan 2024 billowdo qodista ceelkii shidaalkii ugu horreeyay dalka laga soo saaro, iyadoo shirkadda qandaraaska lagu siiya ay...
Dowladda Soomaaliya oo Guddoomisay Shirar Hordhac u ah Kulanka Guud ee Midowga Africa
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Guddoomisay Shirar Hordhac u ah Kulanka Guud ee Midowga Africa oo ka Furmay Addis Ababa. Wasiiru Dawlaha ahna ku simaha Wasiirka...
Cinqaab Caalami Ah Oo Lagu Soo Rogayo Maamulka Hargaysa
Sida ku cad mabda’a aasaasiga ah ee sharciga hawada caalamiga ah ee Chicago, dal kasta oo dunida ah waxa uu leeyahay madaxbanaani buuxda oo gaar...
Somaliland Oo Khalkhalisay dayaarad Ku Sii Jeeday Magaalada Muqdisho
Ilo ka tirsan ha’yadda duulista rayidka Soomaaliya ayaa BBC-da u sheegay in Soomaaliland ay qaaday dhawr tallaabo oo ay ka mid yihiin in ay shiday...
Maraykanka Oo Qalabaynaaya Guutada Danab Ee Xooga Dalka Soomaliyeed
Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in Soomaaliya ay ka taageereyso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyadoo ku nuux nuuxsatay in ay ka go’an tahay dadaallo kala...
Xassan Sheekh Oo Booqday Kismaayo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa si diiran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha D. goboleedka Jubaland mudane...