Heemaal News Network

Wasiiradda Arimaha Dibada Yurub Oo La Kulamaya Dhigooda falsdiin Iyo Israiil

Wasiirada arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa Isniinta wadahadalo gooni gooni ah la leh dhiggooda Israel iyo Falastiin, iyagoo ka wada hadlaya rajada laga qabo nabad waarta ka dib markii Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu uu diiday baaqyada mustaqbalka ee xalka labbo dal.

Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee ururka Josep Borrell ayaa halis galiyay cadhada Israa’iil isagoo ku eedeeyay in ay “abuurtay” oo ay “maalgelisay” Xamaas si ay u wiiqdo rajada laga qabo in Falastiin ay yeelato dawlad.

Borrell waxa uu ku adkaystay in sida kaliya ee lagu heli karo nabad waarta gobolka ay tahay in xal laba dawladood ah “laga soo dhiso dibadda”.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Sheekh C/Xayi Oo ka ilmeeyay Dilka Israel U Geysatay Caruurta Hogamiyaha Xamaas Ismail Haniya

Heemaaln

Yuhuuda Oo Ka Baxday Wadahadaladii Dooxa Ee U Dhaxeeyey Falsdiinyiinta

Heemaal

Israel oo Duqeyn ku Dishay Wiilal Uu Dhalay Hogaamiyaha Xamaas Ismail Haniyah (Sawirro)

Heemaaln