Kenya iyo Itoobiya oo heshiis iskaashi kala saxiixday ayaa isla meel dhigey “Waa in la ixtiraamo lana dhawro madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee dawladaha, iyo...
Dowladaha Itoobiya iyo Uganda ayaa wada galay heshiis is afgarad ah oo looga gol leeyahay in sare loogu qaado iskaashiga dhinaca milatari ee u dhexeeya...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalkiisu “is difaaci doono” haddii Itoobiya ay ku dhaqaaqdo heshiiska ay ku doonayso inay saldhig ciidan uga...
Itoobiya ayaa sheegtay in ay aad uga niyad jabtay hadal ay uu ergeyga dawladda Soomaaliya ka jeediyay kulanka Qaramada Midoobay, kaasoo uu ku sheeay in...
Abuukar Cusmaan Baalle, ergeyga Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa intii uu socday shirkii Golaha Amaanka, waxa uu ku eedeeyay Itoobiya in ay qorsheyneyso in ay...
Ciidamada ismaamulka Tigreega ee Itoobiya iyo kuwa gobolka Axmaarada ayaa ku dagaalamay xadka ay wadaagaan labada gobol, sida ay shalay baahisay idaacadda gaarka loo leeyahay...
Madax dhaqameedka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa xilka ku wareejiyay xaflad aad u qurux badan oo lagu qabtay Me’ee Bokkoo oo qiyaastii 450km dhanka koonfureed...
Shir madaxeedka midowga Afrika ayaa lagu soo gabagabeyey magaalada Addis Ababa, waxaana gunaanadkiisii ka soo baxay warmurtiyeed arrimihii looga hadlay, oo uu ka mid ahaa...