Xasan Sheekh Oo Qalinka ku Duugay Heshiiska Difaaca Badda Ee Dawladu la Gashay Turkiga
Waxaan saxiixay Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo ay ansixiyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo qayb...