Somaliland waxay ku guulaysatay in Google dib u saxdo khariiraddeeda

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Somaliland waxay ku guulaysatay in shirkadda Google dib u saxdo khariiradda Laawaycado ilaa Yoocada, oo markii hore laga tirtiray qaybo kamid ah.

Dhalinyaro muwaadiniin reer Somaliland ah ayaa dacwad ay gudbiyeen shirkaddu aqbashay, waxaana map-ka mar kale lagu celiyay sidii ay ahaayeen xuduudihii gumaystuhu.