Sucuudiga Oo Xulafo Caalami ah u Helay Amniga Badda-cas ka dib Xiisadda Dhexmartay Xuutiyiinta.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Sacuudi Carabiya ayaa bilowday isbahaysi cusub oo caalami ah oo wada suga amniga Badda-cas ka dib xiisadda dhexmartay Xuutiyiinta Yemen, iyada oo durba dalalka Catabta & Islaamku ay ku biireen hindisahan lagu ilaalinayo maraakiibta ganacsi, kuwaa oo kala ah;

▪︎Soomaaliya, Jabbuuti, Masar, Turkiga, Qadar, Pakistan, Baxrayn, Urdun, Kuweyd, Maldevis, Suudaan & Yemen.