Sunday, October 18, 2026

Netanyahu Oo Puntland iyo Somaland u Aqoonsaday Saaxiibada Israel iyo Imaaraadka soo Bandhigay khariidad.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Netanyahu ayaa soo bandhigay khariidad qayb ka ah bandhiggiisa ku saabsan siyaasadda amniga qaranka ee dalkiisa.

Netanyahu ayaa dhulka Puntland iyo Somaland u aqoonsaday saaxiibada Israel iyo Imaaraadka.

Sidoo kale Nataniyaahu ayaa Khariirad ahaan aad u yareeyay dhulka Waqooyi Bari waxa uuna ku daray dalalka Suniga Suucuudiga, Masar, Pakistan iyo Turkigu uu saamayn ku leeyahay.