3
Dowladda Maraykanka oo Saldhig Ciidan ka samaysanaysa Puntland iyadoo maalmahan lagu arkayey Garoonka Diyaaradaha Boosaaso Diyaaraddan Maraykanka oo sijoogto ah u imanaya iyadoo fulinaysa Qorshaha Ciidamada Maraykanku maalgelinayo ee Puntland.
Puntland iyo Maraykanka ayaa dhowaan heshiis galay, waxaana Maraykanku ciidamo cusub ka qoranayaa Puntland iyadoo hadda ay socoto diyaar garowga hirgelinta xarunta uu Boosaaso ka degayo
