1
Dawladaha Jarmalka, Denmark, Austria, Giriigga iyo Netherlands ayaa soo bandhigay qorshe ay ku sheegeen inay dalka Rwanda ka furayaan xarun la geynayo dadka sida sharci darrada ah ku gala dalalkaa, iyadoo la sheegay in xaruntan ay diyaar noqonayso sannadka 2027.
Dadka la geynayo xarunta laga hirgelinayo dalka Rwanda ee Afrika, ayaa loo bandhigayaa inay ku biiraan bulshada Rwanda ama lagu celinayo dalalka ay ka soo jeedeen.

Screenshot
