Dowlada Faransiiska Oo Dalkeeda ka Mamnuucday Wasiirka Amniga Israal

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Dowlada Faransiiska ayaa ku dhawaaqday in ay dalkeeda ka Mamnuucday Wasiirka Amniga Israal, Ben-Gvir.

Faransiiska ayaa ka cadhooday sida Israa|l gaar ahaanna Wasiir Ben-gvir uu ugu jeesjeesey ‘doonyaha gargaar’ ee Yurub ee ku socda Qasa — Global Sumud.

Faransiiska oo keli ah uma cadhaysna Israa|l, Talyaaniga, Spain, Belgium iyo Ireland ayaa soo jeediyey in cunaqabatayn & tallaabo ka qaadis ka dhan ah Telaabiib, sida ay werisey AFP