Sunday, September 6, 2026

Itoobiya “Haddii aan la Helin Badd Jiilalkayaga Danbe Iskama Fadhiisan doonaan Bad la’aan.”

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

ITOOBIYA: “Dad ka badan 130 milyan ma fadhin karaan marin-badeed la’aan, amnigeena ayaa ku xidhan, waxaan u baahan nahay in aan si wadajir ah oo nabdoon badda uga wada faa’ideysanno annaga & dalalka Gobolka….

Haddii aan la helin heshiis baddeed jilaalkayaga danbe iskama fadhiisan doonaan bad la’aan, sidoo kalena badbaadadeennu waa bad.” — Wasiirka Waxbarashada,Berhanu Nega ayaa u sheegey wakaaladda ENA