Mareykanka ayaa diyaaradihiisa Kala cararay saldhiga ciidamada cirka Britain, iyadoo sabab uga dhigtay “hanjabaad ka timid Iran”
Dowlada UK ayaa Washington siisay marin ay u isticmaasho Howlgalka milatari ee dalkaas si loogu fuliyo weerarro ka dhan ah Iran intii uu socday dagaalka Xaqdarada ah ee Mareykanka iyo Israa’iil ay ku qaadeen Iran.
Hanjabaad ka timid Iran ayaa diyaaradaha mareykanka looga daabulay groomed Codina corks UK, Taas oo mar kale sare u qaaday awooda Dowlada Iran 🇮🇷, Iran ayaa burburisay saldhigyada gobolka bariga dhexe ee mareykanka taa ok nawab uga dhigtay weerarada Trump Iyo natenyahu.
