9
Sagal Abdiweli ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey xubin Ka tirsan baarlamaanka ingiriiska. iyadoo lagu dhaariyey kitaabka Qur’aanka kariimka ah.
Sagal waa qofkii ugu horreeyey ee Soomaaliyeed ee abid ka mid noqda golaha baarlamaanka boqortooya midowday ee ingiriiska. Dhab ahaantii tani Waa taariikh faan leh.
Masha Allah Eebbe xilkaas haku asturo.
