1
Sacuudi Carabiya ayaa bilowday isbahaysi cusub oo caalami ah oo wada suga amniga Badda-cas ka dib xiisadda dhexmartay Xuutiyiinta Yemen, iyada oo durba dalalka Catabta & Islaamku ay ku biireen hindisahan lagu ilaalinayo maraakiibta ganacsi, kuwaa oo kala ah;
▪︎Soomaaliya, Jabbuuti, Masar, Turkiga, Qadar, Pakistan, Baxrayn, Urdun, Kuweyd, Maldevis, Suudaan & Yemen.
