9
Trump oo la hadlay Fox News ayaa si adag u weerarray Israa’iil, isagoo ku sheegay kuwa aan awood u lahayn inay xal u helaan dagaalka ay kula jiraan Xisbullah.
Trump oo arimahaasi ka hadlaya ayaa Wuxuu yiri;“Israa’iil waan ka niyad-jabay. Wax tallaabo ah kama qaadi karaan Lubnaan iyagoo aan dhismayaal burburin.”
Trump ayaa intaasi ku daray; “Waxaan ku dhowahay inaan arrinta Xisbullah u daayo Suuriya, isla markaana aan awood dheeraad ah siiyo madaxweynaha Suuriya, Axmed Sharac.”
