Baarlamanka Woqooyi-bari Oo War kasoo Saaray Xildhibaano Iska Dhiibi Raba Somaliland.

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Baarlamanka Woqooyi-bari ayaa berri yeelanaya kulan caadi ahayn, iyada oo lagu wado in ay xasaanad ka xayuubiyaan qaar ka mid ah xildhibaanno ka tirsan maamulkaasi oo lagu tuhmay inay isku dhiibi rabaan Somaliland.

Xildhibaanadan ayaa la sheegay inay ka laaban doonaan mawqifkoodii Soomaali weyn isla markaana dib ugu soo noqon doonaan Jamhuuriyadda Somaliland.

Masuuliyiinta ku sugan itoobiya ayaa dhankooda golihii ay ka tirsanaayeen ee Waqooyi Bari fariin caawa usoo mariyay warbaahinta ah inay iscadeeyaan beri.