12
Xildhibaannadii Woqooyibari xasaanadda ka qaadday ayaa ugu danbeyn shaaciyey in ay ku biireen Somaliland, iyaga berri socdaal ku tegeya Hargeysa ka dib muddo ay joogeen DDS.
Afartan mudane, waxa ka isagu ka hadhay Xil.Cabdisalaam Camocamo oo isagu sheegey in uu ka tegey dowladda uu higgaamiyo Firdhiye balse aanu ka tegin dadkiisa & deegaankiisa.

