Tuesday, August 18, 2026

Dhagaysiga Dacwad ka Dhan ah Shirkada Meta Ee Facebook Oo ka Bilaabantay Maraykanka

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Xukun maxkamadeed si weyn isha loogu hayo ayaa ka bilaaban-tay gobolka California ee Maraykanka, iyadoo Maxkamaddu ay maanta dhageysanayso dacwad laga yaabo inay isbeddel ku keento habka ay u shaqeeyaan Facebook iyo Instagram.

29 gobol oo Maraykan ah ayaa shirkadda Meta ku eedeynaya inay si sharci-darro ah u ururisay xogta carruurta.

Afar ka mid ah gobollada ayaa sidoo kale sheegaya in shirkaddu ay si ula kac ah u samaysay adeegyo carruurta ku abuura in ay qabatimaan, isla markaana ay shacabka ka qarisay khataraha ammaan ee ku xeeran.

Shirkada Meta ayaa si adag u diiddan eedeymahaasi.