1
Netanyahu ayaa soo bandhigay khariidad qayb ka ah bandhiggiisa ku saabsan siyaasadda amniga qaranka ee dalkiisa.
Netanyahu ayaa dhulka Puntland iyo Somaland u aqoonsaday saaxiibada Israel iyo Imaaraadka.
Sidoo kale Nataniyaahu ayaa Khariirad ahaan aad u yareeyay dhulka Waqooyi Bari waxa uuna ku daray dalalka Suniga Suucuudiga, Masar, Pakistan iyo Turkigu uu saamayn ku leeyahay.
